Dowlada Armenia oo shaacisay tirada ciidamada loooga dilay dagaalkii Azerbaijan

Dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ayaa waxaa dhax maray dagaal dhiig badan ku daatay, dagaalka ayaana salka ku hayay gobol labada dal ku muran san yihiin, waxaana hada dagaalka u muuqdaa mid heshiis laga gaaray. Dagaalka labada dal u dhaxeeyay oo socday ku dhawaad labo bil ayaa galaaftay nolosha kumanaan qof oo u badnaa ciidamadii dagaalamay, … Continue reading Dowlada Armenia oo shaacisay tirada ciidamada loooga dilay dagaalkii Azerbaijan